War deg deg ah oo Goordhaw nagasoo gaaray Deegaanka Wabxa Gobalka Galgaduud ayaa xaqijinaya in uu Geeriyooday Sarkaal katirsan Culimada lamagac Baxday Ahlusunah Waljamaacah.
Saraakiil katirsan Xoogaga Al Shabaab ayaa xaqiijiyay in Maydad farabadan Caawa laga helay deegaanka Wabxa oo Maalmihii lasoo dhaafay ay Dagaallo ka socdeen.
Warkan oo aan si deg deg ah uhelnay ayaa sheegaya in Maydka Shiikh C/risaaq Al Ashcari Maydkiisa laga helay Wabxo isaga iyo Sedax Maleeshiyo sida ay sheegeen Dadka deegaanka Wabxo.
ilaa iyo hadda lama hayo faah Faahin arrinkaas ku saabsan waxaase jira in Gacanta lagu dhigay Askri katirsan Ciidanka Ismaamulka Somalida Itoobiya.
Shafbal online..
|