Dugsiga hoose dhexe ee Dawo B/Xaawo Gedo |
||
|
|
Dugsiga hoose dhexe ee agoonta Dawo ee magaalada baladxaawo waxaa wax ka barta 120 arday illaa hadda oo agoona una baahan dacmi iyo taakulayn joogta ah.. Waxaa wax bara macallimiin mushaar joogta ah u baahan iyo guriga ay wax ku bartaan oo isna kiro ah. Biyo joogta ah oo loo shubo, waxaas oo kharash ah dadkaas islaamka ah ayaa ku dabaruca. Haddaba walaale ka mid noqo kuwa alle darti wax ula baxa allena u waasiyo wuxuu haysto.... e
|
![]() |