| Sawirka 2aad | Sawirka 3aad | |
|
|
||
Waa masjidkii ugu horeeyey ee laga dhiso B/xaawo masaajidkaas oo dhisnaa mudo ka badan 40sano kuna yaalla magaanlada bartamaheeda loona yaqaano masjidul qadiim ayaa halis ugu jira inuu dumo Odashaasha magaalada iyo culumada dagmadaan ayaa isla gartay in la dumiyo masaajidka dibna loo dhiso isagoo haatan masaajidku celin qaboow iyo kulayl toona soona daaya roobka dhismaha oo duqoobay iyo qaabka loo dhisay oo farsamo duqoowday ah awgeed. Dhamaan odayaasha dagmada iyo culumada diinta ayaa waxay codsanayaan in laga qayb qaato dhismaha masjikaan.Odayaashaas oo ay ka mid yihiin Sheekh Maxamed Xaadle ,Nuur carab ,Cabdullaahi Harqaanle Sheekh Maxamed Dhicis iyo ikhiyaar kale oo badans. masaajidkaan oo lagu qiimeeyay $82000 oo doolar odayaasha ayaa jaaliyada dibada ka codsanaya inay lacagtaas qofwalba waxuu awoodo uu uga qayb qaato taasoo aakhiro iyo aduunba anfacaysa noqonaysana sadaqo usoconaysa ilaa qiyaami saaca qofkii la baxaya wixii faafaahina kala soo xariira taleefanada gudiga 0715581845 ama 25215569190 oo laga helo gaboobe iyo 254713720071 ama 25215811005 iimaanka masaajidka Macalin Adan iyo sheekh maxamed dhicis oo laga helo 254720666607 ama 25215556130 Email gabobe44@hotmail.com |
||