بسم الله الرحمن الرحمن الرحيم Shirka Jaaliyadda Beesha Sade ee Arhus Walaalayaal sidaan kor ku soo sheegnay waxaan idiin soo gudbinaynaa ajandaha shirka beesha ee ka dhacay magaalada arhus iyo qaabka shirku uu u socondoona insha allaah… 1. Shirka wuxuu furmi doonaa qadada kaddib inshaa allaah. 2.Kalmado diini ah oo uu noo soo jeediyo akhuunaa sheikh mahad insha allaah. 3.Shir guddoomiye oo uu noo noqon doono imaam Rashiid Cabdi Guraa. 4.Qorista shirka oo uu noo qori doono akhuuna Axmed Ismail. Dib u ihishiisiin guud. 5. Iscafin guud oo la is cafiyo ciddii wax tabanaysa. 6. Shirka ohai USA iyo sidii looga qayb gali lahaa. 7. Guddi dhaqaale oo aan iska qabanno. 8.Iyo wixii lagu dari karo. 9. Xiritaanka shirka oo uu noo xiro shirguddoomiyah imaam Rashiid Guuraa.
Guddiga qabanqaabada. 1.Imaam Rashiid Cabdi Guuraa 2.Gaboobe Cali Hiirad 3.Axmed Ismail 4.Axmed Daahir 5.Siciid 6.Ibraahim Salaad
|